Nin Ameerikaan ah ayaa qirtay inuu Aabe u yahay 22 Caruur ah oo 14 Hablood ay u kala dhaleen, sida lagu qoray qaybta Carabiga ee Webka CNN.
Orlando Shah oo ah Ninka ay Sheekadan
quseeyso ayaa wuxuu awoodi waayay inuu Daryeelkii ay u baahnaayeen siiyo
Caruurtaas tirade badan ee uu dhalay.
Xaasaskiisii hore ayaa ku qasbanaaday inay Hey’adaha Adeegga taageerista Caruurta ka shaqeeya waydiistaan Kaalmooyin.
Arrinta kale ee Ninkan lagu heysto waxaa
weeye inay ku taagantahay Lacag Deeyn ah oo laga doonaayay, taas oo
gaaraysa Tobanaan Kun oo Dollar.
Hey’adaha Garsoorka ayaa dalbanaya in Xal deg deg ah loo helo Mushkilada Ninkan.
No comments:
Post a Comment