Sheekadaan oo ah mid ila qosol ah ayaa ka dhex dhacday nin iyo naagtiisa oo dhanka Afsoomaaliga iyo caqliga isku fahmi waayay, kadib markii mid kasta uu baahidiisa gaarka ah ka hadlay, hoos ka aqriso sida wax u dhaceen iyo sida la isugu jaha wareeray.
Xaaska : Waryaa Xagee Jirtaa Duliyahoow ?
Ninka: Macaanto Magaalada ayaan Joogaa.
Xaaska: Wareega xiligaan aad kujirtid maxaa waaye waryaa
Ninka: Macaanto maxasuusataa Dukaankii Dahabka ee hada kahor Katiinka quruxda badan uu yaalay ee aad dhihi jirtay katiinkan ii gad??
Xaaska: Haa Gacaliye waan xasuustaa Macaane Katinki Miyaad iisoo iibineysaa Neh, I Love U macaane..
Ninka Dukaankaas Maqaayad u dhaw ayaan Shaax Kacabayaa, Hada Shaah Cadees Ma Kuu So Qaada Neh.
Xaaska:-War bax Aan Ku Dhahay Nacasyahow, qasaaro ayaa tahay wax ma garad ah
Marna waxay dhahada macane gacaliye vmarna waryaa iyo ereyo kale cajiib badanaa
No comments:
Post a Comment