Dalka shiinaha aya ka mid ah dalalka hormarka wayn ka gaaray technogyada casriga ayaa waxa la shiigayaa in hckerska ay dhibaato ku hayaan .hackerska ayaa waxa ay ka xadaan numerka qofka ayagoo adeegsanaya shirkadaha iyo hayadaha waawayn ee dalka shiinaha islamarkada qofka waydiyaan xisaabaadka bagiga iyo sirtiisa kale ee qofaka u gaarka ah ayoo iska dhigaya bangiga lacagta u haya qofkaasi.
waxa uu la kulmay dhibaato taaso ka so wajahday ka dibmarkii hackerska telefonada gacanta ee loo yaqaano smartphones. Zheng Peng ayaa aad uga xanaqay ka dib markii uu ka jabay in ka badan 10 wacitaanka degdega ah (cold call) maalin kasta kadibna waxa uu goaansaday in uu iska badelo numberka telefonkiisa lkn uma suurta gelin arinkaasi maxaa yeelay waxa uu heshiis la galay shirkado ganaacsi si kastaba ha ahaatee Zheng Peng ugu dambeentii waxa uu goaansaday in uu iibiyo gurigiisa isla markana u guuro goob kale kale si uu uga badbaado hackerska soo weeraray .
No comments:
Post a Comment