Daawo Sawiro SUBXAANALLAH:- Will Soomaali ah Oo Aan Laheyn xubinta Taranka…?



















Cali bashiir Xashi Kadiye waa wiil yar oo ku dhibaateysan gudaha dalka soomaaliya waxaana warbixintiisa laga baahiyay warbaahinta Qaranka ayadoo la sheegayo in wiilkan ay heysato xaalad naadir ah oo aan caalamka lagu arag wax badan.
Dhibane Bashiir ayaa la xanuunsan cudur la sheegay inuu ku dhashay kaasoo ah in uusan laheyn gabi ahaanba xubinta taranka, taasoo keentay in uu ka kaadiyo xundurta caloosha.













Aabe Bashiir Xashi oo Saxaafada La Hadlay ayaa sheegay in xaalada wiilkaani tahay mid adag oo dalka wax looga qaban karin  isla markaana dhibaato iyo xanuun joogta ah ku heysa wiilkiisa waxa uuna shacabka muxsiniinta ah ka dalbaday in ay gacan bini’aadanimo u fidiyaan dhibane cali Bashiir Xashi.

شاركها !

No comments:

Post a Comment