Sida lagu daabacay qaar ka mid ah Warbaahinta Shiinaha ciidamada Booliska dalka Shiinaha ayaa ka hortagay gabar dooneysay inay nafteeda khaarajiso (dal-dasho).
Sargaal uhadlay ciidamada Booliska ee howlgalkaasi fuliyey waxa uu sheegay inay ciidamadooda ku guuleysteen inay bad baadiyaan gabadhaasi xilli ay iska tuuri rabtay dabaq dheer oo ay ka deggeneyd magaalada Beijing.
Ilaa hadda lama cadeyn sababta ka dambeysa inay gabadhaasi isku daydo nafteeda inay disho walaw laga hor tagay falkaasi inay ku dhaqaaqdo.
Halkaan ka daawo Qaabka loo bad baadiyey gabadhaasi iyo Ciidamada oo gurmad sameeyey
No comments:
Post a Comment